Dowladda Somalia oo digniin culus ka soo saartay cudurka Coronavirus (Akhriso)

Wasaarada caafimaadka ee xukuumada Somalia ayaa caawa digniin culus ka soo saartay xaalada cudurka Coronavirus wax yar ka dib markii la xaqiijiyey in qofkii ugun horeeyey uu cudurka ugu dhintay magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaarada ayey ku sheegtay afar qof oo hor leh uu ku dhacay cudurka kuwaasoo ay ku jiraan shaqaalaha Wasaaradda … Continue reading Dowladda Somalia oo digniin culus ka soo saartay cudurka Coronavirus (Akhriso)